Ascww waan idiin salaamay dhamaan ardeyda ku jirta groupska *GC EXAMS F4S* Waxaana loogu talo galey iney isku caawiyaan ardeyda fasalka 12aad ama loo yaqaano F4ka markaa ka faa'ideysta i.a. si wanaagsanna aynu uwada shaqeyno Waad Mahadsan tihiin
Subscribers: 1,541
online: 7
Type: supergroup
Language: so
Ka qaybqaado kooxda F4 ee ardayda fasalka 12aad sanadka 2023/2024! Halkan waxaa ah fursad aan ku wada tashano, ku taageerno, kuna dhiirigelinno midba midka kale. Ha ka harin, dada